Hino da Somália
英語

Hino da Somália 歌詞

ジャンルMarches / Anthems
時間5:34
原文言語英語
閲覧数3K
Aa表示設定
文字サイズ 18

原文歌詞

EN
翻訳はまだありません。原文を表示しています。
Qolobaa calankeed waa ceynoo Innaga keenu waa Cirkoo kale ee Oon caadna lahayn Ee caashaqaye Qolobaa calankeed waa ceynoo Innaga keenu waa Cirkoo kale ee Oon caadna lahayn Ee caashaqaye Xidigyahay cadi Waad noo ciidamisee Xidigyahay cadi Waad noo ciidamisee Carradaa kaligaa adow curadee cadceeda sidee lo caan noqo ee Qolobaa calankeed waa ceynoo Innaga keenu waa Cirkoo kale ee Oon caadna lahayn Ee caashaqaye Cishadad dhalataad calooshayadii Cishadad dhalataad calooshayadii sidii culagii ciidad marisee Alloow ha ku celin cawoy dhahayeey Qolobaa calankeed waa ceynoo Innaga keenu waa Cirkoo kale ee Oon caadna lahayn Ee caashaqaye Shantena cududood cadkii ka magqnaa Shantena cududood cadkii ka magqnaa adow celiyoyna caawimayee waa calaf cimrigays-ku keen simayee Qolobaa calankeed waa ceynoo Innaga keenu waa Cirkoo kale ee Oon caadna lahayn Ee caashaqaye

Hinos de Países の他の曲

Hinos de Países →

関連歌詞