Hino da Somalilândia
영어

Hino da Somalilândia 가사

장르Marches / Anthems
길이1:15
원문 언어영어
조회수308
Aa읽기 설정
글자 크기 18

원문 가사

EN
번역이 아직 없습니다. 원문 가사를 표시합니다.
Samo ku waar,samo ku waar Samo ku waar,samo ku waar Samo ku waar,samo ku waar Sarreeye calanka sudhan Bilay dhulkiisaa Samo ku waariyoo Iyo bogaadin sugan Hanbalyo suuban kugu salaannee Saamo ku waar Hanbalyo suuban kugu salaannee Saamo ku waar Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay Qarannimada Soomaaliland Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay: Qarannimada Soomaaliland Xuskooda dhowrsan kugu salaannee samo ku waar Xuskooda dhowrsan kugu salaannee samo ku waar Guulside xanbaarsan Soo noqoshadiisa Guulside xanbaarsan Soo noqoshadiisa Kalsooniduu mutaystayee dastuurka Dastuurka ku salaan kugu salaanay Midnimo walaalnimo Goobanimo Midnimo walaalnimo Goobanimo Islaanimo kugu salaanee samow samidiyo Islaanimo kugu salaanee samow samidiyo Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland! Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland! Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland!

Hinos de Países의 다른 곡

Hinos de Países →

관련 가사