Gorof (Elixir)
SO

Текст песни Gorof (Elixir)

ЖанрFolk
Язык оригиналаSO
Просмотры34.1K
AaНастройки чтения
Размер текста 18

Оригинальный текст

SO
Перевод пока недоступен. Показан оригинальный текст.
Haddaan gabban waayo hadhwalba Haddii aan gabban waayo hadhwalba Kalgacaylkan goobo Haddaan gabban waayo habeenkii Haddii aan gami waayo habeenkii Galgashoo aanan seexan Sidii, sidii galawgii dhawaaqoo Sidii, sidii galawgii dhawaaqoo Ha i gawdhine, ha i gawdhine ii garaab Ha i gawdhine, ha i gawdhine ii garaab Sidii, sidii galawgii dhawaaqoo Sidii, sidii galawgii dhawaaqoo Ha i gawdhine, ha i gawdhine, ii garaab Ha i gawdhine, ha i gawdhine, ii garaab Jacayl igu gooniyaan cidlada gaaf wareegaayee Jacayl igu gooniyaan cidlada gaaf wareegaayee Aan soo godlee gorofka keen Aan soo godlee gorofka keen Jacayl igu gooniyaan cidlada gaaf wareegaayee Jacayl igu gooniyaan cidlada gaaf wareegaayee Aan soo godlee gorofka keen Aan soo godlee gorofka keen Haddaan gabban waayo hadhwalba Haddii aan gabban waayo hadhwalba Kalgacaylkan goobo Haddaan gabban waayo hadhwalba Haddii aan gabban waayo hadhwalba Kalgacaylkan goobo Si aan, si aan galbis ugu samaynoo Si aan, si aan galbis ugu samaynoo Ha i gees marin, ha i gees marin, ila garo Ha i gees marin, ha i gees marin, ila garo Si aan, si aan galbis ugu samaynoo Si aan, si aan galbis ugu samaynoo Ha i gees marin, ha i gees marin, ila garo Ha i gees marin, ha i gees marin, ila garo Aan soo godlee gorofka keen, keen Aan soo godlee gorofka keen Aan soo godlee gorofka keen, keen Aan soo godlee gorofka keen Aan soo godlee gorofka keen, keen Aan soo godlee gorofka keen

Похожие тексты